Dagaalyahano katirsan Daacishta Soomaaliya oo lagu dilay Weerar qorsheesan

Weerar qorsheesan ay fuliyeen diyaaradaha dagaalka aan duuliyaha laheyn ee dalka Mareykanka ayaa lagu dilay dagaalyahano katirsan Kooxda Daacish ee ka dagaalanta gobolka bari ee Puntland. War kasoo baxay taliska ciidammada Mareykanka ah ee jooga afrika ee Africom ayaa lagu sheegay in duqeyn dhacday maalintii kobaad ee ciida lagu dilay 6-dagaalyahan oo katirsan kooxda Daacish. Jeneral … Continue reading Dagaalyahano katirsan Daacishta Soomaaliya oo lagu dilay Weerar qorsheesan